Aweys Soona
Taliyaha Ururka 50aad Guutada 10-Aad Qaybta 43-Aad Captain Cumar Inshaar "Maamulkii H**e Waa La Badalay Waxaana Lasoo Magacaabay Maamul Cusub Waxaan La Shaqeyneynaa Maamulka Cusub Ma Ogolin In Jubaland Halkani Ka Shaqeyso Marna Suurta Gal Ma Noqon Doonto DF Wax Aysan Ogeyn In Halka Kani Ka Abuurmaan"
Kusimaha Taliyaha Guutada 10-Aad Qaybta 43-Aad Captain Ahmeey "Waxaan Amar Militaryga U Qabnaa Inaan La Shaqeyno Maamulka Cusub Ee Loo Magacaabay Degmada Garbaharrey Oo Uu Gudoomiye U Yahay Nuurow Sheikh Muxumed Cidii Fowdo Aan Ku Aragno Amar Ayaan U Qabnaa Inaan Talaabo Military Ka Qaadno
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Garbahaarrey