Ereg Development Centre - EDC
08/03/2026
Ereg Development Centre (EDC) waa Hay'adda U Taagan horumarinta bulshada iyo taageeridda Dadka nugul.
Baraarug Bulsho iyo Taageerada Hooyooyinka iyo Dhallaanka waa mid ka mid ah hadafyada ugu Waaweyn ee ay EDC ka shaqeyso.
Hooyadu waa tiirka qoyska, dhallaankuna waa Mustaqbalka bulshada. Sidaas darteed EDC waxay Diiradda saartaa:
• Wacyigelin caafimaad
• Taageero hooyooyinka iyo carruurta
• Kor u qaadista daryeelka qoyska
Waxaan aaminsanahay in bulsho wacyi leh ay dhisi Karto mustaqbal wanaagsan.
05/03/2026
Soomaaliya waxay wajahaysaa laba caqabad oo isku xidhan:
Abaaro soo noqnoqda iyo maamul la’aan baahsan. Mid waa masiibo dabiici ah, midna waa mid ka dhalata dayacaad iyo nidaam xumo
Haddii aan si wadajir ah wax looga qaban, horumar dhab ah ma jiri doono.
24/02/2026
Ereg Development Centre (EDC) is an organization or center that works in community development and supports social services in the areas where it operates.
EDC focuses on the following areas:
✔ Promoting education
✔ Supporting youth and developing skills
✔ Raising community awareness
✔ Implementing development projects that benefit the community
✔ Contributing to local development
The goal of EDC is to strengthen community development, improve knowledge, and create meaningful opportunities that benefit the public.
Ereg Development Centre - EDC
Drought Situation in Somalia
Somalia has long experienced recurring droughts, which affect people’s lives, livestock, and agriculture. Droughts cause:
Reduced rainfall during the gu (spring) and deyr (autumn) seasons
Risk of water scarcity and limited access to clean water
Decline in agricultural and livestock production
Increase in food prices and famine
In Galmudug and other central regions of the country, droughts particularly impact communities that rely on livestock and farming, increasing the need for urgent humanitarian assistance.
18/02/2026
Ujeedada: in laga helo falanqayn daahfuran oo hufan si barnaamijyada mustaqbalka loo hormariyo, loo xoojiyo, loona hubiyo
Dareenka guud wuxuu dhiirrigelinayaa barasho, isbeddel, iyo wada shaqayn si loo gaaro natiijooyin wanaagsan Ereg Development Centre - EDC
Ereg Development Centre - EDC
1. *Mashaariicda horumarinta biyaha iyo beeraha ee Galmudug*:
- Qodida ceelal biyaha iyo dhismeya nidaamka waraabka
- Baro deeqsiinta aqoonta iyo xirfadaha beeraha
- Abuurista xiriir lala yeesho hay'adaha deegaanka
2. *Mashaariicda caafimaadka iyo maamul wanaaga ee Galmudug*:
- Dhismeya caafimaadka iyo baro deeqsiinta aqoonta iyo xirfadaha caafimaadka
- Abuurista xiriir lala yeesho hay'adaha deegaanka
- Baro deeqsiinta aqoonta iyo xirfadaha maamul wanaaga
3. *Mashaariicda horumarinta deegaanka iyo bani'aaddanimada ee Soomaaliya*:
- Horumarinta deegaanka iyo bani'aaddanimada
- Abuurista xiriir lala yeesho hay'adaha deegaanka
- Baro deeqsiinta aqoonta iyo xirfadaha horumarinta deegaanka
"SANAD CUSUB IYO MASUULIYAD CULUS"
2026 ha noqoto sanad aan abaarta ka hortagno,
Oo aan wadajir ugu badbaadino dadkeena.”
Dunida maanta, caawinta iyo horumarinta bulshadu waa arrin muhiim ah. Ereg Development Centre - EDC gaar ah loogu talagalay dadka raba inay gacan ka geystaan daryeelka bulshada, taageerida dadka nugul, iyo horumarinta adeegyada bulshada. Haddii aad xiisaynayso shaqo samafal, daryeel bulsho, ama wax ka qabashada arrimaha bulshada,
Waa Ku Mahadsan Tahay
23/12/2025
The drought situation in Somalia is worsening as the expected rains are falling
Humanitarian aid is on the rise across the country, especially in Galmudug and Mudug regions. The Ereg Development Centre - EDC, which flies from the region, has begun providing humanitarian aid.
Officials from the Mudug regional administrations of Puntland and Galmudug participated in a conference in Galkayo to strengthen peace and social integration in the Mudug region, which was attended by the Ereg Development Centre - EDC
The Deputy Chairperson of the Women's Peace Organization in Mudug Region of Puntland and Galmudug, Habibi Mohamud Abdi (Habiibo Kofuroow), said that the violence against women in Mudug Region is very high.
Olalaha 16 ka maalmood ee ka hortaga iyo ka wacyi Galinta Bulshada Tacadiya Haweenka oo ay ka gacan ka geysaneeyso.taaba galinteeda Hay’adda Ereg Development Centre - EDC oo ka furmay Galkacyo
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Gaalkacyo