Taam Technology
26/08/2025
XARUNTA BARASHADA COMPUTER-KA IYO XISAABAADKA GANACSIGA TT TECHNICAL COLLEGE
Waxay Bilaabaysaa 04 Sebtember 2025 Course-ka kala ah
1. Graphic Design
2. Video Editing
3. Digital Marketing
4. Barashada Camera & Settings
Cours kaan ayaa wuxuu soconayaa muddo kooban
waxaa la dhiganayaa Cours-ka Maalmaha Kala ah
KHAMIIS. 04:00 PM
JIMCE. 09:00 PM
JIMCE. 04:00 PM
F.G Waad Ka Faa`idaysan kartaa Hadii aatahay arday dhigta school iyo Macalinba
ISKA DIIWAAN GALI LINK-GAN
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLScC1GJmNcK-9MQQ4_Gh5XK5LtdLkUbyUaX7NRNV_ezXGc68Rw/viewform?usp=header
Ku Biir Group WhatsApp
👇👇??👇
https://chat.whatsapp.com/ISXSxxhDBbUCJV4dcur52u?mode=ac_t
05/06/2025
. Waxay Bilaabaysaa Coure Media ah
Cours kaan oo soconaya inta lagu Jiro Fasaxa Schoolada ayaa Waxaa Lagu Baran Doonaa Maadooyinka kala ah
1 Photoshop 2024
2 Adobe Premiere Pro 2024
3 iyo Camerada
Photoshop 2024
Waa Barnaamij Lagu Sameeyo
1. Design nada Boorarka Ladaabaco
2. Loogooyinka
3. Hagaajinta Sawirada
Hadaad Photoshop Barato Waxaad ka shaqayn kartaa
1. Madbacadaha Boorarka Daabaca
2. Dadka Ganacsiyada usameeya Posters ka facebooka la dhigo
3. Meelaha Sawirada Lagu Qado ama Lagu hagaajiyo
Adobe premiere pro 2024
Waa Barnaamij Muuqaalada Lagu Edit Gareeyo waana Barnaamij Caalamiya oo hadaad Kaligiis Barato aanad ubaahanayn Barnaamijyo kale
Waxaad Noqonaysaa. Xirfadle Muuqaal Sameeya Dhamaystira.
Camerada
Qofka Muuqaal Sameeyaha Ah waxaa Laga maarmaar ah inuu si Buuxda U isticmaali karo Camerada Xir xirankaro Colors ka iyo iftiinka saxan karo Muuqaal Tayo lehna ku Duubi karo
31/05/2025
Taam Waxaad Ka helaysaaa Cours sooyin si hee sare loo bixiyay oo ku baxay Online iyo Offline ka faa`idayso
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Gaalkacyo
252