Gacal Multi Service

Gacal Multi Service

Share

08/11/2024

Shirkada Gacal Services waxay idiin haysaa guri kiro ah oo ku yaala magaalada Galdogob.

Xaafada: Horseed, aaga Hotel Royal.
Ka kooban: 4 qol, 2 suuli + jiko.

Nagala soo xiriir 0907030000 ama 0907740660

24/09/2024

Kusoo dhawoow shirkadda GACAL SERVICE.

Ma raadinaysaa dhul beec ah oo qiimo jaban? Fursaddan qaaliga ah yay ku seegin!

Waxaan kuu haynaa dhul cabirkiisu yahay 20x20, oo ku yaal meel fiican Dhulkaan wuxuu ku yaal meel dhabarka dambe ee isbitaalka weyn, taasoo ka dhigaysa goob aad ugu dhaw caafimaadkii iyo waxbarashadii.
Laba waddo leh Biyihii iyo korontadii joogaan.

Dhulku waa qiimo jaban, waana fursad lama huraan ah oo aan la iska dayici karin!

Haddii aad xiisaynayso inaad heshid dhulkan qiimaha badan, ha ka labalabeyn inaad nala soo xiriirto.

Whatsapp: https://wa.me/message/QOYFC5IJW4G7E1

Want your business to be the top-listed Media Company in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Ducaysane113@gmail. Com
Gaalkacyo