Farhan Abdullahi
10/06/2025
Shirkadda Somtel Puntland waxay macaamiisheeda sharafta leh si mugleh uga raalli-gelinaysaa hakadkii ku yimi qayb kamid ah adeegyadda shirkadda magaalooyinka qaarkood. Waxaan idiin kaga mahad celinaynaa dulqaadka aad muujiseen mudadaas cilladdu jirtey
Gorma ayaa la bilaabi doonaa dhismaha wada Xarfo iyo Gaalkacyo " Xildhibaan Dhaashane
Guuleed Saalax Barre oo si adag uga hadlay Xaaladda Siyaasadeed ee Puntland.
Garoowe oo laga dhawaaaqay golaha Caddaalada iyo Dimuqaraadiyada Puntland .
Daawo: Halkani waa magalada Los Angles ee Gobolka California waxaa ka jira maalinkii labaad xaalad banaabax looga soo horjeedo amarada Madaxwayne Trump ee ku aadan masaafurinta dadka Darbiga kasoo booday ee gobolkaas ku sugan.
08/06/2025
Yeeeees. Tageere spein soo qabo kuna dheh aaway canugii ilmahaa ee Yamal 😀
Madaxweyne Xamar waxba ha ka raadine dadkaan dhexdiisa wax ka raadi, hantidii Puntland Xamar baa lagu sayriyey.
Ganacsade Maxamed Dheere.
Click here to claim your Sponsored Listing.