Mubaarik Rays

Mubaarik Rays

Share

Photos from Mubaarik Rays's post 21/06/2026

Rajadii Turkigu ku rabey Xeebaha Somaliland oo la gebagebeeyey.

Israel ayaa qorsheynaysa in ay ciidan badeed u soo dirto xeebaha Somaliland.

Sida ay weriyeen jariirado ka faallooda Milleteriga oo Yurub laga leeyahay, ciidankan ayaa ku qalabaysan gujisyada Dolphin-class ee lagu farsameeyo Jarmalka, kuwaas oo ay ka dhacaan gantaallada riddada dheer leh.

Turkiga ayaa qorsheynayey in ay xoog ku yimaaddaan xeebaha Somaliland halkaas oo ay rabeen in ay ka qodaan shidaal ay u saxeexday dawladda Somalia.

Turkiga ayaa xogta shidaal baadhista lacag badan kaga iibsadey shirkad h**e heshiis ula gashay Somaliland oo sahamisay shidaalka badaha Somaliland ku jira.

Sidoo kale, Turkiga ayaa qorsheynayey in uu saldhig ka helo xeebta Laasqoray.

Jamhuuriyadda Somaliland ayaa aqoonsigii ay dhowaan heshay waxa uu ka xalliyey caqabadaha Turkigu ku sababay jiritaankeeda.

Fadlan booqo bogga Siddiiq Foon-fooni.

18/06/2026

#[TACSI] Masiibadu kuma Tidhaahdo ku maa tahay Ma jirto geeri igga naxdin badan,Wuxu ahaa wallalkay' Saaxibkay iyo qofka igu dhow

Waxan Halkan uga Tacsiyaynaya qoyskii qarabadii iyo eheladii uu ka baxay Marxuun Cabaas Waaberi oo gacan ka xaqdarani ku dishay degmada Goof Waxan illaahay u waydinayaa inuu naxaristii jano ka warabiyo wuxuu ahaa adoon saalixa.

If iyo aakhiraba markhaati baan ka ahay inuu ahaa adoon saalixa oo alle ka cabsi badan Dhamaan teen aan u ducayno maanta duco ayuu inoga marti yahay..

SULDAAN CABDIRAXAAM MAXAMED JAAMAC SULDANKA NABADA ...

Want your business to be the top-listed Media Company in Erigavo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Suuq Sare
Erigavo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00