AXMED

AXMED

Share

24/09/2025
30/07/2025

Chelsea difaac fcn da’yar qaadanaayaan: Waa kaptanka kooxda Ajax π‰π¨π«π«πžπ₯ π‡πšπ­π¨ oo 19 jir ah πŸ”₯πŸ”

Yarkaan aya ah difaac pass yaqaan oo ka ciyaari kara boosaska difaaca dhexe iyo difaaca dambeedka bidix (no3)

Macalin Maresca system kiisa difaac dhexda so galaya Waa kuso bixi doona sido kalena waxu badal u noqon kara Cucurella oo booskiisa qof kale joogin.

Lacag 40+ milyan euro aya la sheegaya in lagu heli karo. Waa good business. 19 jir Kaptan ku ahaa 🫑

30/07/2025

Agaasimaha guud ee wasaaradda Maaliyada Puntland Axmed Jowle ayaa maanta tegi-waayay maxkamada racfaanka gobolka Bari oo amar u yeeris ah oo ay u dirtay maalinimadii shalay 29-7-2025, taas oo ay ahayd inuu taggo 30-7-2025.

Agaasimaha ayaa lagu haystaa daahin, dib u dhigid iyo mudnaan siin la'aanta xaquuqda adeeg ee maxkamada taas oo ah dhaqaalaha lagu kala wado hawlaha shaqo ee maxkamada racfaanka ee gobolka Bari.

Agaasimaha ayaana dhawr jeer wax ka qaban-waayay codsi iyo cabashooyin ay maxkamadu dirtay taas oo ay ahayd in xiligeeda lagu bixiyo adeegyada maxkamada sidda aan xogta ku helnay.

Dhanka kale la taliyaha arimaha sharcigga ee wasaaradda Maaliyada Puntland ayaa warqada u yeerista Agaasimaha guud ku sheegay mid sharci-daro ah, waxa uu tilmaamey inay talabaadani ay khatar-gelinayso kalsoonida lagu qabi karo hay'adaha garsoorka.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Erigavo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Erigavo