HitDesigns
𝐇𝐢𝐭𝐃𝐞𝐬𝐢𝐠𝐧𝐬 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐪𝐚𝐲𝐛 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐤𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐟𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐪𝐚𝐥𝐢𝐧-𝐣𝐚𝐛𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐮𝐰𝐚𝐢𝐭 𝐓𝐞𝐜𝐡𝐧𝐢𝐜𝐚𝐥 𝐈𝐧𝐬𝐭𝐢𝐭𝐮𝐭𝐞 𝐁𝐮𝐫𝐚𝐨🎓.
Anagoo ah Shirkadda HitDesigns , waxaa sharaf iyo farxad weyn noo ah inaanu qayb muhiim ah ka qaadanay xafladda qalin-jabinta ee Kuwait Technical Institute BURAO. Waxaanan machadka kala shaqaynay diyaarinta iyo naqshadaynta dhammaan designnada xafladda, annagoo xooga saarnay tayada, hal-abuurka iyo soo bandhigidda muuqaal ka tarjumaya qiimaha iyo heerka munaasibaddan gaarka ah.
Waxaanan si weyn ugu mahadcelinaynaa kalsoonida ay nagu aamineen, waxaana hambalyo iyo bogaadin u diraynaa dhammaan ardaydii ka qalin-jabisay ee guushan taariikhiga ah gaadhay. Waxaanan u rajaynaynaa mustaqbal ifaya oo ay ku gaadhaan himilooyinkooda iyo yoolalkooda nololeed.
📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net
HitDesigns – Hal-abuur, tayo iyo naqshad heer sare ah.
08/06/2026
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐤𝐮 𝐟𝐚𝐫𝐚𝐱𝐬𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐢𝐝𝐢𝐧𝐥𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐚𝐠𝐧𝐨 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐧 Cabdi Xayd Money Exchange 𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐛𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐧𝐚𝐲 𝐚𝐬𝐭𝐚𝐚𝐧𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚, 𝐚𝐦𝐚 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚𝐧.
📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net
29/05/2026
𝗝𝘂𝗺𝗰𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸!
Dhammaan macaamiisheena qaaliga ah, HitDesigns waxay idiin rajaynaysaa Jumco barakaysan oo kheyr iyo farxad leh.
📩 Nala soo xidhiidh hada si aanu u bilowno guushaada:
🌐 www.hitdesigns.net
🕌
22/05/2026
𝗝𝘂𝗺𝗰𝗮 𝗠𝘂𝗯𝗮𝗿𝗮𝗸!
Dhammaan macaamiisheena qaaliga ah, HitDesigns waxay idiin rajaynaysaa Jumco barakaysan oo kheyr iyo farxad leh.
🕌
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Nairobi