Cumar Hadliye Muhumed

Cumar Hadliye Muhumed

Share

22/08/2023

مشا الله ❤️

28/05/2023

DEGDEG: Rejeb Dayyib Erdogan ayaa xilka madaxweynaha Dalka Turkiga ku guulaystay markii saddexaad ka dib markii uu helay aqlabiyadda codadkii maanta la dhiibtay.

Erdogan oo laba mar oo h**e ku soo guulaystay madaxweynaha Turkiga ayaa hadda doorashadan ku hoggaaminaya 52.9.

Halka musharraxii la tartamayayey ee Kamaal Kilicdaroglu uu helay 47.1%.

Want your school to be the top-listed School/college in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Burco
J