Caalami super market

Caalami super market

Share

10/04/2023

Si aad u ilaaliso sharaftaada, 4aad talo iga hoo:

1- Waligaa ha sugin qof ku iloobay

2-Weligaa ha la hadlin qof aan ku maqli karin oo hadalkaga dhan kale u jiidaya.

3- In aad ul ku tiirsato ayaa kaaga qiimo badan inta aad ku tiirsan laheed garab aan ku rabin.

4-haku lumin naftada in aad sii haysato qof aan dan ka lahayn in uu ku waayo.

Naftada iyo Qof nimadada waa Tan kaliya ee kaaga baahan in aad iska saarto masuuliyad ka balaaran inta aad sameyn karto 😉😇🙋‍♂️

Ismacil bulaale

Want your business to be the top-listed Business in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Tuurta
Burco