Burcadle Media Network

Burcadle Media Network

Share

17/12/2020

Deg deg: wasaarada dhalinyada iyo ciyaaraha ayaa joojisay tartankii gabdhaha ka furmi lahaa maanta caasimada hargeisa gaar ahaan hargeisa stadium ka dib markii ay ku sifaysay inu tartankani diinta iyo dhaqanka baal maray

Sidee u aragtaa ?

Photos from Burcadle Media Network's post 16/12/2020

Dhalinyarada Qurbajoogta Iyo Dal Joogta Ee Gobolka Togdheer Ayaa Gaadhi Ku Maamusay Kabtankii Xulka Gobolka Togdheer Xamse Cabdirisaaq siciid Sheikh Hamze Oo Sumcad Sharaf Kaga soo Dhex Muuqday Tartankii Ciyaaraha Somaliland Sameeyayna Tanaasul Badan.

Maayir Kuxigeenka Burco Oo Ku Hadlaayay Ayaa Ku Wareejiyay Munaasibada Dhexdeeda Dhul Hanti Ah Oo Ay Dawlada Hoose Ugu Deeqday Sheikh Hamze

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ayaa Balan Qaaday Ka Gobol Ahaa Inay Ka Qayb Qaadanayaan Lacagta Dhismaha Guri Loo Dhisaayo Kabtanka Xulka Gobolka Madaamada Dhulkii La Hayo

Sheikh Hamze Cabdirisaaq Siciid Ayaa Muddo 10 Daqiiqo Gudahood Ku Degay Hantiyay Quluubta Dadweynaha Somaliland Iyo Gobolka Togdheer Waxa Uu Bulshada Gobolka Iloowsay Xanuunkii Iyo Guuldarooyinki Xulka Soo Gaadhay

Waxa Uu Mudan Yahay Dhiirigelin Intan Ka Mudan Iyo Bilad Geesi.

Photos from Burcadle Media Network's post 09/12/2020

Sawiro:- Dallada dhalinyarada heer qaran ee
SONYO oo Habeenkii Xalay ahaa Xaflad Kulmisay Badi Haldoorka Dalka ku Maamuustay Ciyaaryahan Xamse Sheekha Kabtankii Gobolka Togdheer.

01/12/2020

Hagaajiye: waa maherad cusub oo laga furay gobolka Togdheer waxayna hagaajinaysaa mobile hadaba h**e u gaadh daawo

Like iyo share dheh page-ka Burcadle media network

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Qaddafi
Burco
PAGEWAXADKALASOCONDOONTACIYAARAHAMEELKASTOAYKADHACAYAANWAXANADIYARKUGUAHWAREYAYA

Opening Hours

09:00 - 17:00