Sahal Group
18/10/2025
Ku soo dhowow Sahal Consulting! 👋 Qeybta Latalinta ee Sahal Group.
Waxaan u taagan nahay inaan ka caawino ganacsiyada Soomaaliyeed iyo kuwa Bariga Afrika xalal khibrad leh oo kor u qaada koboca ganacsiga, hufnaanta, iyo guusha ganacsiga. 🚀
Adeegyadeena waa:
1️⃣ Business & Organizational Consulting
2️⃣ Capacity Building & Professional Development
3️⃣ Market Access & Trade Facilitation 🌍
4️⃣ ICT Solutions
Adeegyada Sahal Consulting waa kuwa udiyaarsan in ay ka jawaabaha baahida iyo caqabadaha ganacsiga, shirkadaha iyo hayadaha, waxayna kaa caawinayaan in aad xal u hesho isla markaasna fursado cusub oo ganacsi aad hesho.
👉 Nala soco si aad u hesho talooyin, warar, iyo xog cusub oo kaa caawinaya inaad horumariso hay’addaada!
Aan wada dhisno mustaqbal xooggan oo caqli badan oo Soomaaliya iyo gobolka ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Culinary Team
Attire
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bosasso