Awil Ali Isse
جمعة مباركة
Clipkan waxaa Laga dheehan karaa howl gelinta masaajidda SI bulshada loogu xiro Lana adkeeyo xiriirka bulshada iyo masjidka taas loo marayo dariiq lagu Soo jiidan karo oo ah qofka in loo diyaariyo wax badan oo ku saabsan noloshiisa dhinaca aakhiro iyo dhinac aduunba
Sida in lagu diyaariyo kooraska ka baxsan shareecada . waayo hadda waxaa lagu yaqaan masaajida in lagu dhigto xalaqaad lagu diraaseeyo wixii shareeco ku saabsan , laakiin waxay u baahantahay in la waasiciyo oo lagu daro in la diyaariyo baahiyaha bulshashada ee culuumta kale si masjidka loogu Soo doonto sida : culuumta tiknoolajiyada , dhaqaalaha , siyaasada , tabarada iwm waxay keeneysaa in dhalintu wixii meel kale ay u Raadsan lahaayeen in ay masjidka ka helaan taasina ay dhaliso xiriir qofkii uu la yeesho masjidka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Bosaso