Bari Post

Bari Post

Share

03/06/2026

: Kooxda Daacish ayaa weerar jidgal ah ku qaaday Ciidamo ka tirsan Guutada Afmeer, iyadoo weerarkaasi uu ka dhacay Markadaan ee Togga Jecel.

Weli faahfaahin rasmi ah lagama hayo khasaaraha uu sababay weerarkasi Maadaama isgaarsiin la’aan ka jirta Deegaanadaasi, Wixii warar ah ee kasoo kordha gadaal ayaan idin kala wadaagi doonaa.

01/06/2026

: Sadex arday ayaa ku dhaawacmay kadib markii muran uu dhexmaray ciidamada ilaalinayay Imtixaanka Dowladda iyo ardayda imtixaanka galaysay, Dhacdadan ayaa ka dhacday magaalada Burtinle ee gobolka Nugaal.

Sida wararku sheegayaan mid ka mid ah ardayda dhaawacantay ayaa qaba dhaawac culus waxaana loo qaaday magaalada Gaalkacyo.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Somali
Bosaso