XIKAM MIDEA
6 Arimood oo sabab u ah dagaalka saylac ila dhagayso
05/12/2025
FARIIN ๐๐๐๐
Xalay ilaa maanta waxa ka dhacaya Boorama waxaa masuuliyadiisa qaadaysa dawlada Somaliland oo shacabka reer awdal dhiigooga birmagaydada ah mudnaan ka siisay buugga ciise oo dhab ahaantii diinteena islaamka ka soo horjeeda oo khilaafsan diinteena suubam ee Alle ku xarimay dilka QoF ka muslim ka ah oo uu Alle ku dhahay :
โข (ููู
ููู ููููุชููู ู
ูุคูู
ููุงู ู
ูุชูุนูู
ููุฏุงู ููุฌูุฒุงุคููู ุฌููููููู
ู ุฎุงููุฏุงู ููููุง)
(( Qof ka dilla qof mumin ah si u kas ah abaal marintiisu waxay tahay jahanama oo halkaas ayuu ku waarayaa))
Markaas waxaan uga digaynaa askarta qoryaha wadata ina ayna ku xadkudbin naftaas Allihii abuurtay u diiday in lagu dilo kibir.
Waxa kale oo aan ugu baaqaynaa dawlada Somaliland annaga oo ah shacabka Reer Awdal in dawladu si degdeg ah ugu noqoto goโaankii shalay ay ku fasaxday xafladda buug ciise.
Mana rabno in dhiigga reer Awdal ee sharafta leh ku daato Xaflad aan waxba kusoo kordhinayn somaliland oo diinta islaam kana kasoo horjeedda.
Wabilahi Tawfiiq.
Q/R : khayre Abiib sacad.
Hadaad rabto in aad hesho waxaad rabto badi SALIGA NABIGA ุงูููู ุตู ุนูู ู ุญู ุฏุ ูุนูู ุขู ู ุญู ุฏุ ูู ุง ุตููุช ุนูู ุฅุจุฑุงููู ุ ูุนูู ุขู ุฅุจุฑุงููู ุ ุฅูู ุญู ูุฏ ู ุฌูุฏุ ุงูููู ุจุงุฑู ุนูู ู ุญู ุฏุ ูุนูู ุขู ู ุญู ุฏุ ูู ุง ุจุงุฑูุช ุนูู ุฅุจุฑุงููู ุ ูุนูู ุขู ุฅุจุฑุงููู ุ ุฅูู ุญู ูุฏ ู ุฌูุฏ XIKAM MIDEA
Alle SW albaabadiisu way furanyihiin xagiis u carar
Click here to claim your Sponsored Listing.