Talo-same Media
14/09/2023
Rasuulku ❪ﷺ❫ wuxuu yidhi: ❪Maalmihiina waxaa ugu fadli badan maalinta Jimcaha, Farabadiya Salliga aad igu salliyaysaan, maxaa yeelay Salligiina waa laysoo bandhigayaa.❫
12/09/2023
Qofka bani Aadam ka waxa cashar kugu filan samayska jidhkiisa bal fiiri adiga qoraalkan akhriyi doonow.
28/01/2023
Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi:«Ilaahay raali ayuu ka noqdaa addoonka inuu cunto cuno oo uu ilaahay u mahadiyo ama uu cabo cabitaan oo uu ilaahay u mahadiyo.»
↔️Sii faafi, iskuday ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso.
Click here to claim your Sponsored Listing.