Usd Organization

Usd Organization

Share

Photos from Usd Organization's post 17/05/2026

S/Q2

Photos from Usd Organization's post 17/05/2026

Xaflada Xil warejinta ururka .Organuzation

S/Q1

21/02/2026

๐ŸŒ™ Ololaha: Afuri Walaalkaa (Wixii aad Awoodo!)
Walaal, khayrku ma laha xad, sadaqaduna kuma xirna inta ay la'egtahay ee waxay ku xirantahay niyaddaada. Ururka USD Organization wuxuu kugu martiqaadayaa inaad ka qayb qaadato barnaamijka "Afuri Walaalkaa".

Haddii aadan awoodin hal doollar ($1), ha is-oran waxba ma bixin karo. Xitaa wax ka yar hal doollar wuxuu qof walaalkaa ah u noqon karaa rajo iyo afur uu ku farxo.

Rasuulku (CSW) wuxuu yiri:
"Iskaga leexiya naarta xitaa hadday tahay timir nuskeed."

Sidee u bixin kartaa?
Ma jirto lacag yar oo la dhayalsado; wixii aad awoodo oo tabarucaad ah ayaad nagu soo biirin kartaa si aan u gaarsiino dadka u baahan.

Nagala soo xiriir:
๐Ÿ“ž Telesom/: 638038693

๐Ÿ“žSomtel: 658038693

"Gacan kasta oo wax bixisa waa mid barakaysan." Share-gareey si aad khayrka u faafiso!

Adiga sii baahiya o share si dhah
Qof kale uu arko share samaysay
Uu sadaqo ku darsado
Ajarkiisa mid Lamid ah leedahay
Camal qof wax bixiyay

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Somalilland
Borama
252