Cilaan Media
Saxaafada hargaysa oo la ogyahay sidey uga muquuratay gabi ahaanba dhacdooyinka ka dhacay gobolada awdal iyo salal gaar ahaana degmada boorama dhacdadii dem 2025 taa badalkeedana ku tilmamay dad gardaro u gadoodsan aya sheegaya inuu uga furmi doono shir ay ugu cabanayaan xukuumada Cabdiraxman cirro magaalada borama malmaha inagu soo aadan.
Magaladaad kuso waajahantihiin waxa jooga dadkii markii la xasuuqayey aad ka aamusteen
Waxaanu leenahay gobolku maaha police station e, hargaysadiinu ha idin deeqdo.
Gabal dhac iyo dooxadii gobdheere
Olole Nadafadeed Ba Socda Marki horeba dhawr buul Oo quruxda Magalada Lahadhay Bay ahayeen š¤£
Garbodadar Wa mesha Kaliya Ee ficilka Maxamed case uu yaalo Markaste Waxay Ladareentahay Beelaha Maxamed case Waxkaste oo soo gaadhana weyka Damqadan bulshada Kunool Magaladasi Iyagoo Sameeya ficilo kala duwan oo ay ugu aarayaan Walalahood
Halkani Wa garbodadar Oo Cawa Lagu gubay guryo Ay horay uga qaxeen Beelaha ciise
Guri Lagubaa guryo lagubo ayu leeyahay .
Category
Telephone
Website
Address
Borama
CILAAN
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when Cilaan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.