One Media Production

One Media Production

Share

18/02/2026

One Media Production

Photos from One Media Production's post 17/02/2026

🏛️ 𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐮𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲𝐛𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚! 🏛️
Ma doonaysaa in xafiiskaagu ka turjumo xilka iyo mas'uuliyadda aad hayso? Muraayaddan miisku ma aha oo kaliya magac-qoris, ee waa astaanta maamulka heersare ah. One Media Production ayaa kuu haysa Mid ku Haboon Xilkaaga
Nagala Soo Xidhiidh 63 4451852

16/02/2026

𝐒𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐝𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚, 𝐬𝐢𝐢 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥 𝐮 𝐪𝐚𝐥𝐦𝐚! ✨
Ma rabtaa shahaadooyin loogu talagalay qalin-jebinta oo leh Cover-ka ugu dambeeyey ee suuqa? One Media Production ayaa kuu diyaarisay.

📍 Naqshado casri ah.

📍 Midabyo soo jiidasho leh

📍 Qiimo aad u macquul ah.

Kala Xidhiidh : 63 4451852

15/02/2026

📍 𝐇𝐚 𝐦𝐨𝐨𝐠𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐮𝐫𝐬𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐠𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐤𝐨𝐫 𝐮𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲𝐝.
Hadda ku daabaco xayeysiiskaaga Roll Up Banner tayo sare leh! oo ka Dalbo One Media Production 🔵
Nagala Soo Xidhiidh 63 4451852

14/02/2026

🖋️ 𝐌𝐚 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐚𝐦𝐛𝐚𝐝𝐨 𝐭𝐚𝐲𝐨 𝐥𝐞𝐡 𝐢𝐲𝐨 𝐍𝐚𝐪𝐬𝐡𝐚𝐝 𝐜𝐚𝐬𝐫𝐢 𝐚𝐡?
Haddii aad tahay meherad cusub, xafiis dowladeed, ama shirkad gaar loo leeyahay, One Media Production waxay kuu diyaarisay shambado nooc kasta leh oo tayo sare leh!
Nagala Soo Xidhiidh 63 4451852

14/02/2026

"𝐇𝐚𝐝𝐢𝐲𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐭𝐮𝐫𝐣𝐮𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚 𝐣𝐚𝐜𝐚𝐲𝐥𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐱𝐮𝐬𝐮𝐮𝐬𝐭𝐚!
Ma rabtaa inaad qofka aad jeceshahay u hadiyadeeyo koob si qurux badan loogu xardhay iyo macno leh? One Media Production waxay idiin haysaa daabacaadda koobabka (𝑪𝒖𝒑 𝑷𝒓𝒊𝒏𝒕) oo leh tayo aad u sarraysa.
Nagala Soo Xiidhiidh 63 4451852

Want your business to be the top-listed Media Company in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Near Masjid Harawa
Borama
252