Curiye Solutions
10/11/2025
DugsiPlus waa System loogu tala galay in lagu maamulo laguna maareeyo hawlaha guud ee
goobaha waxbarashada sida Iskuulada, Madaarista, Macaahida, College-yada IWM.
Waa system aad ka isticmaali kartid shaashadaha kala duwan sida: Desktop, Laptop, Tablet amaba noocyada kala duwan ee smart phones-ka.
System-kan wuxu ka koobanyahay qaybo kala duwan oo kala ah:
Qaybta ardayda.
Qaybta xaadiriska.
Qaybta imtixaanaadka.
Qaybta fee-ga.
Qaybta dhaqdhaqaaqa maaliyada.
Iyo Qaybo kale oo badan.
Nagalasoo xidhiidh https://wa.me/252634343426
06/06/2025
Ciid wanaagsan dhamaantiin.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Berbera