baahida caafimaad
08/12/2024
Afka oo shiira waxaa sababi kara arrimo kala duwan oo caafimaad ama deegaanka ah. Kuwa ugu waaweyn waxaa ka mid ah:
1. Cunto iyo Cabitaan:wa.me/+252615454011
Cunto kulul: Cunista cunto aad u kulul ama mid xawaash leh (basbaas badan) waxay sababi kartaa afka oo shiira.
Cunto qabow: Waxyaabaha aadka u qabow sida jalaatada ayaa sidoo kale mararka qaar sababi kara dareen shiir ah.
2. Infekshanka iyo Caabuqa:
Infekshanka cirridka: Caabuqa cirridka (gingivitis) ama cudurrada kale ee afka ku dhaca waxay keenaan afka oo xanaaqa ama shiira.
Fungal infection: Cudurka "oral thrush" oo ay keento fangas loo yaqaan Candida wuxuu sababi karaa afka oo shiira.
3. Xasaasiyadda:
Cunto xasaasiyad leh: Cunista cunto qofka ka xasaasiyo keeni karta, sida lowska, miraha qaar, ama dhir udgoon leh, waxay sababi kartaa dareen shiir ah.
Kiimikooyin: Isticmaalka alaabooyinka sida cadayga ama dawooyinka afka lagu dhaqdo oo kiimiko culus ku jirto.
4. Dhibaatada Caloosha:
Acid reflux (reflax caloosha): Aash*tada caloosha oo kor u soo baxda waxay sababi kartaa shiirid ama xanuun afka ku jira.
Gastric ulcers: Boogaha caloosha waxay sidoo kale saameyn karaan caafimaadka afka.
5. Daawooyinka:
Daawooyinka qaarkood (sida antibiotics, chemotherapy, ama kuwa sonkorta) waxay keeni karaan afka oo dareemo shiirid.
6. Dhaawac Afka ah:
Cunista cunto adag oo dhaawacda xuubka gudaha afka ama dhaawacyo kale oo sida gubashada ah waxay keeni kartaa afka oo shiira.
7. Cudurrada Gaar ah:
Burning Mouth Syndrome (BMS): Waa xaalad xanuun ah oo sababa afka oo shiira iyadoo aan sabab muuqata la ogaan karin.
Diabetes: Macaanka heerkiisu sarreeyo wuxuu saameyn ku yeelan karaa dareenka afka.
Cudurrada neerfaha: Dhibaatooyinka neerfaha waxay sababi karaan afka oo dareemo shiirid ama xanuun.
8. Qoyaanka Yar (Dry Mouth):
Afka oo qalala (xerostomia) wuxuu keeni karaa in xuubka afka uu noqdo mid jilicsan oo shiira.
Goorma Loo Baahan Yahay Dhakhtar?
Haddii afka oo shiira uu socdo muddo dheer, uu la socdo calaamado kale (sida barar, xanuun, ama neefsashada oo dhib noqota), waxaa muhiim ah inaad la xiriirto dhakhtar ama dhakhtarka ilkaha.
HADABA HADAAD KA CABANEYSO WAXAAN KUU HEYNA Daawo herbal ah oo ka daawaynayso Xanuunka i.a
Waxaad sidoo kale helaysaa talooyin iyo latashi Dhakhtar.
KALA XARIIR
1 number- wa.me/+252615454011
30/10/2024
Wa.me/+252615454011
Wa Maxay Gale Ama Varicocele?
Waa xanuun ragga ku dhaca, dadka qaarne ay u yaqaanaan "Gale". Cudurkaan waxaa afka qalaad lagu yiraahdaa "Varicocele", waa bararidda arooriyaasha dhiigga ee xubi taranka raga, haddii xididka arooriyaha (Vein) uu dhiigga safiican uga saari waayo xubintan waxay keensanaysaa in dhiig badan xididada ku aruuraan oo ay fadhiistaan taasoo barar burtuqyo oo kale uga muuqanyso xaniinyaha korkooda iyo gadaashoodaba.
Varicocele wuu ku dhacaa hal xiniin ama labadaba, laakiin boqolkiiba 85% wuxuu ku dhacaa xininta bidix maadaama xididka arooriyaha bidix uu ka cadaadis badanyahay kan midig, dhiiggane toos ugu shubo arooriyaha weyn oo sida tooska ah u taga wadnaha.
waxaa lagu xaliyaa si fudud qaliin la'aan, laxidhiidh nambarka hoos ku qoran...InshaAllah
Whatsapp,
Wa.me/+252616669066
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
554