MaaMuus Group

MaaMuus Group

Share

25/10/2025

Macaamiisheena sharafta leh maamuus waxey qiimo dhimis balaaran idinku sameysey badeecadaha ay iibiso,
fadlan yaan lagaaga soo hormarin inta ay qiimo dhimistani socoto, oo ka faa'iideyso .

Mahadsanid.
🇦🇿

18/10/2025

Macaamiisheena sharafta leh waxaa farxad weyn inoo ah inaan idin kugu soo dhoweyno xaruunteena Maamuus Group.

Maamuus Group waa xaruun cusub oo iibisa alaabaha kala ah sida: Jiifaf-ka iyo Fadhiyada.

Sidoo kale k**a marna alaabaha lagu qurxiyo guriyaha iyo xafiisyada.

Fadlan nagu soo booqo xaruunteena oo ku taala Magaallada Baydhabo gaar ahaan Boosteejada Shabeelow ama nagala soo xariir taleefoon numberdan
061-4819898 062-4819898
Ama WhatsApp 61 4819898

Mahadsanid
゚viralシfypシ゚viralシalシ

Photos from MaaMuus Group's post 28/09/2025

Idin Uunsi casiri ah iyo dhuxushiisa ayey idin keentey MaaMuus Group Ltd.
Qiimahooduna waa mid ku raali geliya.
Fadlan nagu soo booqo xaruunteena oo ku taala Boosteejada Shabeelow ama nagala soo xariir taleefoon numberda hoose.

0614819898 || 0624819898
WhatsApp 61 4819898

゚viralシfypシ゚viralシalシ

27/09/2025

Macaamiil MaaMuus Group Ltd Waxaa ay Idin Keentey Alaabta Lagu Qurxiyo Guriyaha oo isku Darsadey Tayo Iyo Qiimo Macquul.
Fadlan Nagu Soo Booqo Xaruureenta Oo Ku Taala Magaalada Baydhabo Gaar ahaan Boosteejada Shabeelow
Ama Nagala Soo Xariir Taleefoon Numberda Hoos Ku Xusan.

0614819898 | 0624819898

WhatsApp: 61 4819898

゚viralシfypシ゚viralシalシ

Want your business to be the top-listed Home Improvement Business in Baydhabo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Inta U Dhahaysa Masjid Jaamaca Iyo Isbitaalka Daarudawa
Baydhabo
00252