Powertv2

Powertv2

Share

03/06/2023

Labo GOATs oo hal sawir kuwada jira . 🐐 🐐

-Habeen wanaagsan Qaraabo..💙

Photos from Powertv2's post 03/06/2023

Sawiro:- Musliminta magalada Finfine ayaa maanta Si weyn uga soo Qayb-galey Janaasada Muslimiintii shalay ku hashiidey Gudaha Casimada dalka itoobiya ee Finfine

Powertv2Powertv2 Follow me

Photos from Powertv2's post 03/06/2023

Mudaharaadyo ay dhigayaan dad waayey kuraastii ay ka heli jireen degmooyinka Puntland ayaa laga soo sheegayaa degmooyinka qaar - ka dib markii maanta ay Guddiga Doorashooyinku shaaciyeen liiska xildhibaannada soo baxay.

Halkani waa degmada Xingalool ee gobolka Sanaag oo mudaharaad weyn ay samaysay beel tirsanaysa in la musuqmaasuqey kursigeedii degmada.

03/06/2023

Kooxda Manchester City ayaa ku guuleystay tartanka FA Cup-ka markii ugu horreysay tan iyo sanadkii 2019 kaddib markii ay garaaceen Man United. 🔵🏆

Waa markoodii todobaad oo ay Man City ku guuleysato FA Cup-ka, inay saddexleey koobab ah qaadaan xilli ciyaareedkanna waxaa uga harsan inay Inter Milan ka duubtaan Champions League.👏

Hambalyo taageerayaasha kooxda Muwaadiniinta.🔵

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Baydhabo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Barwaaqo
Baydhabo
BARWAAQO