Nor Ismail Sheikh
24/12/2025
DAL HADDUU BUR-BUR GAARO,
DOORASHAA DAWADII AH !
Berri oo ah 25/12/2025 Maalinimo Khamiis ah, waa cusub ayaa u baryi doona caasimadda Umadda Soomaaliyeed ee Muqdisho.
Ku dhawaad 60-sano kaddib Insha Allah, waxaa gobolka Banaadir ka qabsoomaya Doorashada Golaha Deegaanka oo ah mid Taariikhi ah, taas oo ay ku tartami doonaan ilaa iyo 20 Urur Siyaasadeed.
Dadka Muqdisho ayaa u dareeri doona goobaha Doorashada, si ay codkooda u siiyaan qofkii ama Ururkii ay doonaan.
DAL HADDUU BUR-BUR GAARO
DOORASHAA DAWADII AH !
Xigasho
Cumar Caaqil
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Banadir?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Address
Mogadishu
Banadir
Banadir