AMDOS Branch

AMDOS Branch

Share

26/05/2026

Ilaahayoow Xujeyda xajkooda ka dhig mid la aqbalay (Mabruur), dambigoodana dhaaf, ayagoo nabad qabana ehelkooda u soo celi. ๐Ÿคฒ

Annagana nagala mid dhig kuwa aad dambigooda dhaaftay, naartana ka xoraysay, naguna arzaaq xaj mabruur ah.

Aamiin Aamiin Aamiin

21/05/2026

๐Ÿ”ด ๐†๐”๐”๐’๐‡๐” ๐–๐€๐€ ๐‚๐€๐’๐€๐, ๐Š๐‡๐€๐ƒ๐Š๐”๐๐€ ๐–๐€๐€ ๐๐ˆ๐‹๐€๐€๐’๐‡! โšช๏ธ๐Ÿ”ฅ

โ€‹Maanta farxaddu waa labo! Reer Gunners garoonka ayay soo ruxeen oo 3-dii dhibcood ayey soo qabsadeen, anigana AMDOS Branch baa igu casuumay ๐—ฆ๐—œ๐— -๐—ฐ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฑ ๐—ฏ๐—ถ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ต ๐—ฎ๐—ต oo xawaarihiisu yahay mid aan la qaban karin! ๐Ÿƒโ€โ™‚๏ธ๐Ÿ’จ

โ€‹Haddii aad rabto in aad ciyaarta dambe si toos ah (Live) ugu daawato xawaaraha 5G ee ugu dambeeyay adoo weliba jeebkaaga badbaadinaya, halkan ayay kuugu taallaa!

โ€‹โŒ Ha isku daalin khad iska dhex dhacaya daqiiqadaha dambe.
โœ… Kusoo biir reerka guusha oo hel SIM-kaaga hadda!

โ€‹Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
๐Ÿ“ž 0614 154725 | 0624 154725 | 0711 154725
๐Ÿ“ AMDOS Branch โ€” Had iyo jeer ku xirnow kuwa ugu fiican!
โ€‹

Want your business to be the top-listed Business in Afgoye?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Afgoye