Geylan media
Sababta Loo galo meelaha muhiimka ah qaabka kaliya aan wax idinku fahansiin karo waa intaas.
"Waa taarikh, 100 ki sane la soo dhaafay marka la isku geeyo Dawladda deegaanka somalida maalgashi 10B oo dollar gaadhaya lama keenin"-
"Maadaama Barwaaqadu (anagu) aan aaminsanahay in ay Somalidu Itobiyaan dalka leh ay yihiin, horumarkan baaxada leh way u qalmaan, ma tihiin bah-wadaag, waxad tihiin udub dhaxaadka dalka, sidas darteed waxaan idin kula dardaarmayaa maalgashigan balaadhan ee la idiin keenay in ad ilaashataan, daryeel iyo kawarhayna siisaan shaqaalaha ka shaqaynaya goobta, sido kalena nabadgalyadiina na adkeeya".
"Mudane Madaxwayne Mustafe maanta laga bilaabo madaxwaynaha DDS un matihid, ee waxaad tahay ilaaliyaha guud ee mashaariicdan waa wayn, sidas darteed adiga oo hantidan ka ilaalinaya wixi baylah ah in ad hirgaliso, maalqabeenadan ina aaminayna si ay u faaidaan oo ay maalgashiya kale usameeyan in ad ka shaqayso ayan si xushmad leh kugula dardaarmaya".
RW Dr. Abiyi axmed- mar uu maanta hadal ka jeediyay madashi xadhig jarka iyo bilawga mashaariicaha waawayn ee sida Warshada bacriminta ee Afrika ugu wayn.
Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka degay Kismaayo xili Axada la filayo in uu Madaxweyne Xasan Sheekh isna gaaro Magaaladaasi.
Click here to claim your Sponsored Listing.