Daawa Media Network

Daawa Media  Network

Share

Photos from Daawa Media  Network's post 30/12/2025

Xildhibaan cali daalacha cali oo maalmahan booqasho shaqo ku jooga Gobolka daawa ayaa booqdey labo dugsi oo ku lala yaala magaalada mooyaale.

Xildhibaan cali dalacha oo uu wehelinaya Madaxa xafiiska waxbarashada degmada mooyaale mudane Edin Xuseen Bagaja ayaa booqdey dugsiga Qabanaawa iyo Mooyaale iyagoo halkaasi kula kulmey ardeyda dhigata dugsiga kor ku xusan,

ka dibna tabarucaadka u fidiyey 50 ardey oo danyar ee agoon ah, uguna deeqey agab waxbarasho ee kala ah 300 boqol oo buugaag iyo 400 boqol xabo oo qalimaan isugu jira.

05/12/2025

TAFSIIR QURAN KARIIM by SHEIKH ABDIWAHID NAIROBI / SURAH AL-FATIHA TO SURAH BAQARAH AAYA 43
https://youtu.be/VKx3fvHYveMq

Also you can join us on Telegram channel 👇👇👇👇
https://t.me/tafsiirsheikhabdiwahidnairobi

Jazakallahu Kheyr inshallah

Telegram: Contact @tafsiirsheikhabdiwahidnairobi

Photos from Daawa Media  Network's post 03/12/2025

Waxaan alle uga barinayaa in marcuumada Geeriyootey kitaabkeeda gacanta Midigta ah ku siiyo.

Dhamaan qaraabadii iyo qoyskii ay ka baxdeyna samir iyo iimaan taama ah siiyo inshallah.

Waxaana Si gaar ah aan u tacsiyeynayaa Qoyska marcuumada ee uu ugu h**eeyo mudane xildhibaan Malow ibrahim ahna gudoomiyaha h**e ee Gobolka Daawa.

Ducadu waa xagiina usoo duceeya inshallah.

Telephone

Website