Issak Malin

Issak Malin

Share

30/08/2025

DAAWO: Sida ay isku badashay xeeladaha dagaalka XAMAAAS iyo Dagaal toos ah oo ay ku qaadeen ISRA'lIL

Photos from Mohamed Abdi Koblehshe's post 04/08/2025
26/07/2025

Gudoomiyaha Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha C/kariin Axmed Xassan ayaa Maanta Kormeeray Goobaha Diiwaangalinta ee Magaalada Dhusaamreb.

24/07/2025

"Qalabka Doorashooyinku Maanta waxa uu yaalaa Oog iyo Tukaraq oo ah SSC Khaatumo" waxaa sidaas Sheegay Gudoomiyaha Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha C/kariin Axmed Xasan oo soo gaaray Magaalada Dhuusamareb.

23/07/2025

Maanta si aan Caadi ahayn ayaa Dhuusamareb Dadkii ugu badnaa isaga Diiwaangaliyeen.

Telephone

Website