DAMAL MEDIA

DAMAL MEDIA

Share

15/02/2025

Maxaa kalaqabsaday carab baashal usoobaxday qaacigeeduna ushidanyahay iyo gorilaha duurkiisii looguyimid🤣

13/02/2025

Muuqaal soo koobaya labadii marxaladood ee uu soo maray Showgii caawa fashilmay.

11/02/2025

Wararkii u danbeeyay ee Buuralayda Calmiskaad Dagaalka ku bilowday weerar loo adeegsaday gaari iyo mootooyin laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayay Cadawga argagixisada subaxnimadii h**e saaka ku soo bilaabeen Ciidmada geesiyaasha ah ee ku sugan deegamo u dhow tuulada Qurac toga Jaceel, Ciidamada oo xog hor dhac ah ka hayey Cadawga ayaa fashiliyay 8 Nin oo qaraxyo lagu soo xiray ka hor intaysan soo gaarin goobihii bar tilmaameed koodu ahaa sida aad ka soo arki kartaa maydadkooda Telegram ka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada.

Ciidamada ayaa wali ku raad jooga firxadka Cadawga👁
FOLLOW DAMAL MEDIA

10/02/2025

Head of state :madaxweyne gobol
Sidee u aragtaa runta biyo kamadhibcaankaa?

09/02/2025

DEGDEG: Xeebaha Puntland ayaa lagu arkay markabkanay leedahay Ethiopia isaga oo si sharci daro ah uga jilaabanay xeebaha Puntland kaluun

Want your business to be the top-listed Media Company in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Nairobi