HOGOL TV
03/10/2026
Trump Ayaa Yiri Xili Uu Hadlayey:- "Waxa aan dalkeenna ka joojiyey qaxootiga Soomaalida, ma soo geli karaan, ma rabno halkan in ay noqoto Soomaaliya.... Soomaalidu 98% waa shaqo la'aan, waxa keliya ku fiican yihiin tuugada."
01/10/2026
:- Addis Ababa waxaa xalay laga maqlay qaraxyo dhowr ah, iyadoo ilo diblomaasiyadeed ay Xaqiijiyeen in magaalada laga fuliyay weerarro droneska Is qarxiya ah.
Koox xiriir la leh isbahaysiga mucaaradka hubeysan ee dagaalka kula jira dowladda Itoobiya ayaa sheegatay inay weerarro drone ah ku qaadeen goobo militari, oo ay ku jirto xarunta ciidamada ee Addis Ababa.
Weerarku wuxuu noqonayaa weerarkii ugu horreeyay ee la ogyahay oo diyaarado drone ah ay kooxaha dowladda kasoo horjeeda ku qaadaan caasimadda Itoobiya.
Dhanka kale, hay’adda sirdoonka Itoobiya ayaa mamnuucday muddo aan la cayimin dhammaan duulinta drones-ka ee Addis Ababa iyo nawaaxigeeda, sababo amni awgood.
01/10/2026
:- "Qofka Qaata Kaarka NIRA waa AS." Puntland ayaa horay u sheegtay In Muwaadinka Reer Puntland ah Ee Qaata Carka NIRA Uu Yahay Alsha**b.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
00100
Alerts
Be the first to know and let us send you an email when HOGOL TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.