Wayso
Safiirka Somaliland ee Isreal oo waraaqaha aqoonsiga laga gudoomay
18/05/2026
Safiirka jamhuuriya somaliland ufadhiyi doona Isreal oo warqda aqoonsiga laga gudoomay,
Iyo calanka somaliland oo laga taagay safaarada Jsld.
16/05/2026
Dawlad goboleedka cusub ee kuunfur bari samalia
Oo dhawaan lagu dhawaaqay ayaa si xawliya dhismihiisu usocdaa, iyadoo odaygii axmed madoobena kismaanyo kasoo qaylinayo.
Cumar Cali Axmed (cumareey)aya lo dortay inu noqdo hogaamiyaha maamulka kumeel-gaadhka ee konfur bari state of Somalia…
Magacaabis cusub
05/04/2026
Madaxwaynaha J Somaliland ayaa magacaabis cusub sameeyay. 05/04/2026.
02/04/2026
Google map oo somaliland dib usaxday khariiradii hawiye kunafisayeen ee khaladka ahayd.
Maxkamad ku taal Moscow ayaa ku xukuntay diblomaasi h**e oo Ruush ah 12 sano oo xabsi ah oo lagu hayo xabsiyada ugu badan ee amniga, ka dib markii uu sir ka iibiyay sirdoonka Mareykanka Wakaaladda wararka ee Ruushka ee TASS ayaa daabacday muuqaal muujinaya Arseniy Konovalov oo ay xirtay Hay'adda Amniga Federaalka (FSB) bishii Maarso 2024.
17/03/2026
Dulli alle kusaar maxaa bahdil kamuuqda.
17/03/2026
Muuqaallo laga duubay goobaha laga daawado muuqaallada Ciraaq ayaa muujinayay bartilmaameed cirka ah oo laga qabtay meel u dhow Safaaradda Mareykanka ee Baqdaad ee Aagga Cagaaran, dhacdadan oo ah tii ugu dambeysay tan iyo markii uu bilowday dagaalkii Mareykanka iyo Israa'iil ee Iiraan. Xarunta safaaradda ayaa sidoo kale la weeraray march 14.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
London