Maxamed Ducaale
19/06/2026
Digniin 🚫 laamaha Ammaanka ka timi
Geeridu waa xaq salaadii jumce maanta afra qof ayaa hal goob lagu wada aasany midba xabaal Alle ha u naxariisto Dhamaan-tood.
Si Gaara waxaan tacsi ugu dirayaa wariye Cali Fahad oo Ayeeydii kamid ahay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro kulankii Baarlamaanka Israa’iil
15/06/2026
Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawladda Israa’iil ay si rasmi ah u kala saxeexday Baaqa Istaraatiijiyadeed ee Iskaashiga Labada Dal.
Iskaashiga taariikhiga ahi waxa uu dhigayaa aasaaska xidhiidh istaraatiiji ah oo waara, isaga oo xoojinaya iskaashiga labada dal ee dhinacyada Beeraha, Biyaha, amniga, tiknoolajiyadda, maalgashiga iyo horumarinta kaabayasha dhaqaalaha.
Click here to claim your Sponsored Listing.