Bayaxow Web TV
30/06/2026
Wakas haldoorka jidwaaq comentiyada waxaas oo miidhan lasoo taagan
Hebalkaa Cumar c carte sidaas ayuu Mamulka page’ka ku yahay wax ku dhax jiro malahan 0 weeye
Wakaas cayda kasoo horayso
Cabashooyin badan oo iska soo daba dhacayo
Xaafda 4aad oo in badan laydh la aan au. wan kasoo hadlaynaa cilad farsamo
Owged ayan idinka raali galinaynaa
06/06/2026
Magaalada Jigjiga Ee Caasimada Deegaanka Soomaalida Waxaa Ka Qabsoomay Kulan Ay isugu yimaadeen Dhamaan Madaxda Dawlad Deegaanada Dalka iyo Masuuliyiin Heer Federal Ah, Kulankan oo uu Hogaaminayay Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga Barwaaqo Aadan Faarax Ayaa Sida La Sheegay Waxaa Lagu Lafa Guray Arimo Waawayn.
Hadii Shalay Aynu Arki Jiray iyada Oo Kulamada Waawayn Lagu Qabanayo Maqale,Bahardar,Gondhar iyo Qaar La Mid Ah Maanta Waxaynu Arkaynaa in Jigjiga Ay Noqotay. Xarunta Kulminaysa Ama Marti Galinaysa Kulamada Muhiimka Ah Taasina Waa Guul Deegaanka Usoo hoyatay
Bayaxow Web TV jigjiga 📷