Guudwayne99

Guudwayne99

Share

31/08/2025

maaminaayoon
maalmahan
muran badan
kubeeray
macneeyaye
ma maqasheen
waa waxa muuqda
waa malahayga
1=:
2=:
3=:

05/06/2025

aadan cunijirin
baad sad mooddaa
saxar xanuun qabin
bukaan socod
uu socodku kaalumo
u sabab noqdaa jira
oon silloonayn
dawga seegtoo
aad sax iyo qalad

u sababnoqdaa jira
baa ku sirikari
noloshaada saamayn
saatan kuugali
inaanan sugijirin

19/04/2025

Mudane wasiir Aadan Ismail
Haddii aad hirgaliso ama hirgalisaan adiga iyo xukumadda heer deegaan iyo cidkasta oo door kuleh biyo galinta aad uballanqaaday degmada sagag waxaan xusidoonnaa si guud iyo si gaar ahba magacaaga iyo geeridaada ajri iyo abaalna waad heli

Photos from Guudwayne99's post 01/01/2025
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address

Guudwayne99 Local Media
Jijiga
STREAM