Siman Style.
29/05/2026
Safarkii kabaha wey imaadeen, yaan laga dhameysan macmiil..
…………………………
Nagalasoo Xiriir
+251-915145002 /+251904249207
ARAB KHURIYE MALL, JIGJIGA,DDS
Tiktok: Simanstyle7
Email: [email protected]
walaal ilaahay dartii u share garee muuqaalkan
walaal ka qayb qaado dhisida guriga ilaahay waa 1000 kun qoys oo meel dagan oo aan masaajid lahayn oo halkaa cadceeda ah ku tukanaysa waa sadaqa jaariya walaal adigoo ilaahay ugu dhawaanaya naftaada u bixi ilaahay agtiisa guri halagaaga dhisee
Siman Cilmi +251905022646 jigjiga
https://wa.me/message/NVHGKICD2ZLYL1
Yaa allaha u caafi 🤲😢Waa wiil soomaaliyeed oo ilmahaa yari mudo laba sanno ah ka xanuunsan yahay xaaskiisii na isbuucii h**e ayay geeriyootay allaha u naxariistee ilmihii oo aad u xanuunsan ayuu dul fadhiyaa hadaad daawato muuqaalka waad qaracmaysa.
walaalkeen aan maanta garab istaagno oo aan dhakhtar u gayno ilmaha inagaa garab u ah walaal share ta ku caawiya iyo wixii kle ee aad u awoodo
Oohinta 😢ilmaha yar ayaa qalbiga i xanuujisay
Siman Cilmi +251905022646 jigjiga
Walaal wax alla waxaad u awoodan kuso sadaqaysta
U gargaar "Baahanaha Buka"
https://wa.me/message/NVHGKICD2ZLYL1
18/02/2023
Please share si loo caawiyo 😥😥😥😭😭😭😭😭
Abdilaahi wuxuu gubtay mudo hada laga joogo sadex sano wuxuuna ka gubtay wajiga iyo laabta sawirkiisa inaad eegto aad ayay ugu adagtahay qalbiga bini,adamka waxba ma cuni karo
waxaan u diyaarinayna inaan usii qaadno dhakhtar adiss ababa ah waxaan ka codsanaynaa walaalaha muxsiniin ta ah inay naga soo caawiyaan maadaana uu ubaahan yahay qalitaan wayn oo lagu hagaajinayo dhamaan inta uu ka gubtay 😢😢😢😢😢😢
Dhamaan dadka muxsiniinta ah ee deeganka jooga iyo qurba joogtaba waxaan ka codsanayaa qof kasta wuxuu awoodo inuu kaga qayb qaato hawsha cabdulaahi
Qoyska uu ka dhashayna ay yihiin qoys danyar ah oo aan awoodin waxay ku daqeeyaan
https://wa.me/message/ZCEGNSUBBVDWB1
Siman muxumed cilmi 0929255180 jigjiga
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jijiga
Opening Hours
| Monday | 08:30 - 21:00 |
| Tuesday | 08:30 - 21:00 |
| Wednesday | 08:30 - 21:00 |
| Thursday | 08:30 - 21:00 |
| Friday | 10:00 - 21:00 |
| Saturday | 08:30 - 21:00 |
| Sunday | 08:30 - 21:00 |