RAJO FX Trading
31/05/2023
Bilaabista Badbaadinta iyo Kobcinta Ganacsiga Maliyadeed ee FOREX
https://t.me/rajobatch5
09/07/2022
EID MUBARIC
Asalamu Calykum Rajo Team dhammantiin cafimad ban idiin rajayna idiinka iyo qoysaskinaba
Waxaan rabay inaan idiin la wadago xasuusin yar oo ah xaga waxkhtiga iyo war bixiin yar oo Rajo fx trading kusabsan
Manta waxaa ino dhamanaya rubici labad ee sanadka ama si kale hadan u dhaho 181 malin ama lixdii bilod ee sandka 2022 ogu horysay
tas oo aan idiin rajaynayo inaad dhammantiin ka soo fai'daysaten
sidaada qaybtiina la socoten sanadka bilogiisa waxaan soo bilownay barnamijyo taxaan ahaa oo ino soo socday inoona sii socon doona haddu Alle idmo
Kuwaas oo aan ku korinaynay barnamijyada aan u isticmalo suuqa
Sida :- 📉📈Technical ka 📊Management ga iyo 🧠Trading psychology ga
Sido kale waxaa ino socday
Falanqayn iyo Recap joogta ahaa oo aan suuqa ku sameyn jirnay sii aan oga faidaysano 👨💻
Sido kale Team ku waxaay waxaay horay ogu talabsaden dhanka guusha waana u hanblyenaya
Maxaad dhacay 6 bilood ?
4 Qof oo funded noqday 💸
3 phase two ka guudbtay 🤴
Waaa natijo wanagsan 😍marka loo ego wakhtiyadi h**e dhammantiina waan idiin ku hanblyenaya dadalka aad ku bixiisen
Bari oo jimce ah waxaa ino bilami doona rubicii saddexaad ee sanadka marka waxaan la inaaga raba inan sii laba jibarno
Dhammantena aan wada korno insha allah
🙏🙏🙏🙏🙏
25/01/2022
✍
Click here to claim your Sponsored Listing.