SOO RAR CARGO

SOO RAR CARGO

Share

27/06/2026

SOORAR CARGO & WAREHOUSE

Waxaan kuu fududaynaynaa safarka alaabtaada laga bilaabo soo helisteeda ilaa ay si ammaan ah kuugu soo gaadho.

Adeegyadayada
πŸ”Ή Soo Helista Alaabaha (Product Finding)
πŸ”Ή Soo Iibinta Alaabaha (Product Sourcing)
πŸ”Ή Kaydinta Alaabta (Warehousing)
πŸ”Ή Soo Qaadista Alaabaha (Shipping & Logistics)
πŸ”Ή Hubinta Tayada Alaabaha (Quality Inspection)
πŸ”Ή Gaadhsiinta Alaabaha Goobtaada ama Gurigaaga (Door-to-Door Delivery)

Waxaan ku dhisanahay:
✨ Daacadnimo
✨ Xawaare
✨ Badbaado
✨ Adeeg Macmiil oo Heer Sare ah

πŸ“ Shiinaha ➜ Somaliland

πŸ“ž Call
+252 639187640
+86 198 8559 9732

πŸ“² WhatsApp
+252 634475642
+86 198 8559 9732

SOORAR CARGO & WAREHOUSE
Moving Business Beyond Borders
Your Cargo, Our Responsibility.

25/06/2026

Hambalyo sanad guuradii 66'naad ee maalinta madaxbanaanid somaliland 26 june.

24/06/2026

Sida looga adeegto loona xusho alaabta aad ka rabto dukaanada RAR CARGO

16/06/2026

Qalabka dahabka lagu soo saaro ee laga SOO RARO dalka

15/06/2026

Qalabka dahabka lagu soo saaro Laguna farsameeyo waxaad ka dalban kartaa China. RAR CARGO

14/06/2026

Shirkada SOO RAR CARGO waxay ka soo rartaaa alaabta dalwaynaha China ilaa Africa

07/06/2026

SOO RAR CARGO Warehouse-ka China – Halka Safarka Alaabtaadu Ka Bilaabmo.

Ku soo hagaaji alaabtaada Warehouse-ka SOO RAR CARGO ee China, halkaas oo si xirfad leh luugu qaabilo, loo kaydiyo, loona diyaariyo raritaan degdeg ah, ammaan ah, oo la isku halayn karo.

βœ… Warehouse ilaa Warehouse Delivery
βœ… Kastam-saaris Degdeg ah oo Hufan
βœ… Dabagal Joogto ah
βœ… Qiime Macquul ah
βœ… Gaadhsiin Waqtigeeda Ku Dhacda

🌍 China ➜ Somaliland ➜ Soomaaliya ➜ DDS

SOO RAR CARGO

β€œGaadhsiin Heer Sare ah, Kalsooni Joogto ah.”

Waxaan Isku Xidhnaa Ganacsiga iyo Suuqyada Adduunka, annagoo kuu fududaynayna raritaan ammaan ah oo degdeg ah.

Kalsooni β€’ Xawaare Sare β€’ Hufnaan β€’ Ammaan
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
πŸ“ž +252 634 407 871 | +86 198 5859 9732
πŸ“ Jinsheng Industrial Park, Hainanzhou Industrial Zone, China
πŸ“₯ Inbound Code: SOO RAR

🌐 Nagala soco baraha bulshada
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
Your Trusted Global Logistics Partner

SOO RAR CARGO Welcome to SOORAR – We make international shopping simple, reliable, and accessible. Our product categories include:
πŸ‘— Fashion & Clothing

πŸ‘Ÿ Shoes & Accessories

🧸 Toys & Kids Products

🏑 Home & Lifestyle

Want your business to be the top-listed Business in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Hargeisa, Muqdisho, Garoowe
Addis Ababa
MH10101