Bookh today

Bookh today

Share

26/01/2021

Maareyihii bangiga ganacsiga Ethiopia laantiisa deegaanka somalida Girma Ayelew ayaa la xidhay loona qaaday magaalada Addis ababa.

ninkan ayaa loo haystaa in uu gacanweyn ku lahaa lacago badan oo la musuqay sidoo kale shacabka deegaanka ayaa si weyn uga caban jiray.

Girma ayaa kamid noqday 12 shaqaale ah oo ka shaqaynayey bangiyada ganacsiga iyo Dashen bank oo xabsiga loo taxaabay.

Bookh today

18/12/2020

General Bacha Debele ayaa xaqiijiyey in la dilay wiil u dhalay SABHAD NEGA oo kamid ahaa saraakiisha sare ee TPLF.

GEN. Bacha debelu ma uusan xaqiijin cida dishay laakiin waxaa jiray warar h**e oo ay warbaahinta axmaaradu soo tabisay oo ah in ay shacabka ay khaaarashiyeen wiilkan.

SABHAT NEGA oo horay usoo ahan jiray gudoomiyaha jamhada TPLF xiligii ay ku jireen dagaalkii DERGIGA ayaa kamid ahaa xubnaha ugu misaanka weyn TPLF.

Bookh today

18/12/2020

Dawlada Ethiopia ayaa 10 milyan oo birr dul dhigtay madaxda TPLF.

war ay soo saareen laamaha amaanka Ethiopia ayaa sheegay in 10 milyan oo birr lasiin doona cidii soo sheegta xog lagu soo xidhi karo hogaaminta sare ee TPLF oo ku dhuumalaysanayo meelo kamida tigraay.

Bookh today

Want your business to be the top-listed Media Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

BOLE RWANDA
Addis Ababa