DEQ DUBAD QASIM

DEQ DUBAD QASIM

Share

05/04/2025

Halkan kala soco 7da sano ee aan
Qoraxda kadabaysanaynay mobailada
Qayb qayb ayaan usoo galin doonaa
Insha allah anigoo xaqiiqada uun sheegayo oon cidna targedsanayn

05/02/2025

Abtigay oo mudo 6 sano ah xanuunsan
Ayaa sitimaanadan kasii darsaday
Xanuunki in illaahay caafimad kaamil ah siiyo iigusoo duceeya walalayaal
Alle ayaa xanuunka keeno isaga unbaana oogu badali karo caafimaad
Ee in alle caafimaad taam ah siiyo
Ducada iigu kaalmeeya
Allow caafi aamiin aamiin aamiin

09/01/2025

Odeygii yeed iga gaadhsiiya intaa yar
Wanjalaad iyo dacwada aad jijigo iyo
Hargeele udirayso xudurbaa kaaga haboon

28/11/2024

Anigon isqarinaynin ayaan oo xor ah ayaan cidaan rabo dhaliili
Isma qarinayo kuwa ciwaanada cusub ufurtay inay aflagaadada iyo inay dadka kucaayaan iyo
Caruurta qabyaaladu madax martay
Looma joojinayo
Isbadal dhab ah inta laga helayo way soconaysaa

21/09/2024

Qoladiina wada masterka ah
Wiil maraaje ah xiliguu dadka
Xidh xidhi jiray waan dhaafnaye
Ogaada

17/08/2024

Hello ma ilasocotaan

14/08/2024

Bakhiilnimada nagadaaya ilma adeerayalow

09/08/2024

Soo dhaweeya odeygan

08/08/2024

Follow gareeya yaan la iska xadsine

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Curcuran Caaneey
Addis Ababa