S.G.page

S.G.page

Share

23/07/2024

KULANKII ABYE AXMED & AXSAABTA SIYAASADA.

Shir ay shalay yeesheen
RWazaraha Ethiopia Abye Ahmad iyo Axsaabta Siyaasada ayaa lagu soo afmeeray magaalada Addiss Ababa.

Dallada xisbiyada siyaasada ayaa markii h**e bayaan ka soo jeedisay shirka. Kadibna waxaa hadalka qaatay RWazaaraha:

● XAGA AMNIGA:
1. Wuxuu sheegay jabhadaha ka dagaalamaya Amhara & Oromia kuwa ka mida inay dawlooyin shisheeye u adeegaan. Sidaa darteed uuna wax boosa u haynin.
2. Wuxuu sheegay dagaalkii u dhexeeyay Cafarta & Soomaalida in la xakameeyay. Labada is maamulna ay isla qaateen in la soo gaba gabeeyo dagaalkaas.

● XAGA BADDA:
3. Wuxuu yidhi: Ethiopia waa inay bad heshaa. Arintaana waxaa nooga garaabay dawlado badan ooy soomaaliya ka mid tahay.

● XAGGA DHAQAALAHA:
4. Wuxuu sheegay inuu Sicir barar ba,an uu wadanka ka jiro. Kaas oo saameeyay maciishadii iyo maal gashigiiba.

● XAGA XISBIYADA:
5. Xagga Xisbiyadana wuxuu yidhi waxaa fiican inaad 3xisbi oo waawayn isugu tagtaan.

17/11/2023

TUUGAN oo cisho dhawayd Hotel Qabri bayax kuyaala telephono ka📱 xaday Ayaa maantana kusoo Noqday magaalada si uu kuwo kalana u qaato

Waxaa Gacanta ku dhigay haayadaha abniga oo ugu h**eeyo
HOGAAN Abdi Nasir Dayib Daahir way ku mahadsan yihiin dadaalka ay Galiyaan ugaadhsiga tuugta iyo ladagaalanka China Groupka 👇

https://www.facebook.com/100084198032552/videos/712192597160956/?app=fbl

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Addis Ababa