Isak Abdi Arab
21/03/2024
Shirka unug aasaasiga Xisbiga Barwaaqo ee Xafiiska Warfaafinta DDS ayaa ka qabsoomay magaalada Jigjiga
Shirwaynahani oo looga danleeyahay in lagu xoojiyo balanqaadyadii xisbiga ee xiligii doorashada ayaa lagu soo bandhigay waxqabadka 2-dii sano iyo badhkii lasoo dhaafay iyo jihooyinka cusub ee xafiisku.
Wasiir kuxigeenka Xafiiska Warfaafinta DDS mudane Farxaan Jibriil Cawaale oo shirarkani furay ayaa sheegay in xisbiga barwaaqo uu guulo la taaban karo kasoo hooyay dhinacayada gaadhsiinta xogo dheelitiran, dhisida muuqaalka wanaagsan ee deegaanka iyo horumarinta sektarka warbaahinta iyo xidhiidhka deegaanka. Masuulka ayaa dhinaca kale kula dardaarmay unug aasaasiga iyo unug hoosaadyada xisbiga kula dardaarmay inaay xoojiyaan adeegyada bulshada loo hayo kana midho dhaliyaan balanqaadyada xisbiga iyo xukuumada.
Xafiiska warfaafinta DDS
Wixii xogo dheeri ah kala soco warbaahinada baraha bulshada ee hoose
Face book Af-Somali:
https://www.facebook.com/Xafiiskawarfaafintadds
Face book Amharic:
https://www.facebook.com/profile.php?id=100068776418746
Telegram :
https://t.me/WarfaafintaDDS
Instagram:
https://www.instagram.com/xafiiskawarfaafintadds
YouTube:
https://www.youtube.com/
Twitter
https://x.com/WarfaafintaDDS?t=hiUaRQxoErNvSOFRbsFKQQ&s=08
Website
www.somalicommunication.govt.et
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Addis Ababa