Aarka mudug

Aarka mudug

Share

22/06/2024

Shalay ayuu FIFA ku wargeliyey inuu kubadii jacayl uu u qabo dartii uga fariistay iyaduna xalay ayeey xiriirkii u jartay iyadoo leh dantaydii waa ka gaaray oo markii h**eba ujeedkaygu wuxuu ahaa in aan 1M Followrs ah ku gaaro.

Nin foolxun ma rabo in aan ilmo u dhalo maadaama aan ahay gabadh qurux badan oo san dheer, ayeey sii raacisay

Ragoow maydkaa inoo soo jiida 😂 wiilkii aan is lahayn Real Madrid ama Barcelona ayuu u safan doonaa waxa nolosha ku dubatay Hafsa Queen 😂 RIP Haafid 💀.

07/08/2022

Codsi ka yimid xildhaanad sacdiya salaad
Cidii sawirkaa hyso ha delete

Shacabka Soomaliyed ee Sharafta leh waxaan ka codsanayaa inaad sawirkan ka saartaan baraha bulshada kana delete gareysan mobiladiina inshallaah.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Addis Ababa