Mohamed Ibrahim Moalimu Rasmi Page

Mohamed Ibrahim Moalimu Rasmi Page

Share

29/08/2022

هذاء فراق بيني وبينك
Abuurida xaqiiqooyin bug(false) ah.
============================
In laguugu Amaano Amaan xaqiiqada jirta kaa qarineeyso waxaa kaaga fiican In indhaha lagaaga tuuro xaqiiqada qaraarka badan.
Waana tan Aay maanta sameeyniyaan dhalanyaro badan oo laga filaayeey in ay dalkaan io dadkaan wax un ku soo kordhiniyaan maadaama oo la soo maal-galiyeey mudo Aad u badan laga soo bilaabo barbaarintii dhabta hooyo illaa ka soo noqoshadii Jaamacadaha lkn taas badalkeedi maxaa dhacay?
Waxaa dhacay waxa dhacaya maantaba oo ah Abuurida xaqiiqooyin bug ah oo loogu sacabo tumaayo kuwa ku fashilmay waajibaadkii loo igmaday ee ahaa u adeegida bulshadaan Aay hormar la'aanta daashatay taasna waxa ku kalifaayo oo kali ah waa Abuunyo raadsi waana halka Aan kula tagnay Anaga iyo Iyaga!!

NB: Ninka Ay xanunjiso yeelkadiis!!

Want your business to be the top-listed Business in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address

Maskal Adabay
Addis Ababa