Afdher Times
03/01/2023
Labaatan Luqun jubaadhan waxay lamid tahay 10
Sidaasay tilka bitilka kutahay😀
Gobalka Afdheer Alshab lagama sifayn karo inta talada magacabista xubnaha hogaaminta Gobalka uu Go’aaminayo Maxamed Cagjar & kooxdiisa wakiilka uga ah Gobalka Afdheer. Period
Xog kusaabsan Wadadi laamiga Gode-Hargell oo niman deegaanka ah qandaraas hoose kusii qaateen goor dhaw baan idinla wadaagaynaa.
04/09/2021
Tirakoobka xoolaha Dawlada deegaanka somalida Racfaan baan ka qaadanahay
(Alyacni Kumaanaan Qancin)
Simple 🥺
01/09/2021
Xerooyinka Lagu Daawado Xayawaanada:
Waa Xabsiga Kaliya Ay Ku Xiran Yihiin Maxabiis Aan Wax Dambi Ah Galin 😢😢
Click here to claim your Sponsored Listing.