Ahlam Abdullahi
Hablaha caadada u joogto side oga faidesan karan 10ka danbe Ee ramadan 🌸
Dikriga iyo xuska ilaahay ku dadaal oo inbadan ilaahay xus nabiga scw wuxuu yiri ilaahay hadal la hadlo wuxuu ugu jecel yahay سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم ❤️
Waxaad kalood ku dadaashaa ducada iyo barayada ilaahay , dabi dhaaf ilaahay weydiiso iyo wax walbo ood u baaahanan tahay , dhibkaagana ilahay u sheego waxad kale ood ku ducaysataa ducadi nabiga uu u dardaarmay caaisha inay ku ducaysato habenka laylatul qadarka
اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا
Waxaad ku dadaashaa dhagaysiga quraanka hadii lagu dhahay quraanka ma aqrin kartid dhagaysiga wuu kuu banan yahay ,hadii aad quraanka dhagaysatid waxa lagu qorayaa ajarkii aqrinta iyo ajarkii dhagaysiga waayo cudur daar baad haysataa . Waxaa laga yaaba kuwo badan oo daahir ah oo iska hurda inaad ka nasiib badan thay
Share dheh oo walalaha kale gaarsii 🙏
25/12/2023
" Hadaad Aragtaan Nin Sujuudu Ka Muuqato Diinta Ka Muuqatana ay aad usarayso Balse uu Gacan adagyahay ama Bakhiil yahay Ka Carara oo Ha Guursanina "
Drs Sahra Maxamed Cabdi.
26/11/2023
7qodob oo kaa cawinaya inaad cayishid. 😂
1: Maraqa intaadan biyaha ku darin 4xabo canjeelo ku cun. 😋
2: Biyaha cabitanka marka shiidid intaadan biyaha ku darin 2gaalas ka cab barafana ka buuxso 😂
3: Subixi marka canjelada dubaysid 3xabo macsaro io shaah ku cun.(hubaal wye tan) 🤣
4: Habenki marka sexanesid caaano iyo buskud isku cun hadadan buskud heli karin caano bas cab. 🥰
5: Cuntooyinka yaryar ogoow sida: looska buskudka shukulaatada macmacaanka leeleefoowga, bajiyaha, sambuuska iyo xalwada. 😋
6: Hurdada badso nyaa dhafarka iska daa biyo badana cab. 🤗
7: Fikrka bdnna iska yaree miisanka jirka wu dhimaaye.❤️
Xigasho from 🤔 magici waa ilaaway 😅
Nasir jookar
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Addis Ababa