Dalka Tv

Dalka Tv

Share

25/04/2026

"Sawir soo koobaya siyaasada Somaliya sida ay tahay qof walba ma fahmi karo siyaasada Somaliya waxey wadataa munaafaqnimo markii lawada joogo dhoola cadeyn iyo hadal maacani la isula joogaa markii laka tagana baalasha liska rifaa,

Sawir kulmiyey mucaarad iyo muxaafad Caleemasaarka Ugaaska guud beesha murusade "

24/04/2026

Dhulkeygoow
Hees shidan oo wadaniyad leh



Axmed Siciid Axmed

Photos from Dalka Tv's post 12/04/2026

Hampalyo malinta ciidanka XDS 🇸🇴
Munaasabadda sanad gurdda 12-ka April 2026🫡❤️❤️❤️❤️
Guuulll Io Gobannimo 🇸🇴.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Cairo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Cairo