Somali Positive News
Dumarka American 🇺🇸 ka raga waxbey dheeryihiin waa dumar adag oo shaqeysta.
07/16/2026
KIISKA MUSUQMAASUQA MINNESOTA
Laba haween oo Soomaali ah oo ku nool gobolka Minnesota, Shamso Ahmed Hassan (55 jir) iyo Hanaan Mursal Yusuf (25 jir), ayaa lagu soo oogay dacwad la xiriirta musuqmaasuq lagu sheegay in si sharci darro ah loogu leexiyay ku dhowaad $21 milyan oo gargaar loogu talagalay carruurta qaba cudurka autism-ka.
Sida ay sheegeen dacwad-oogeyaashu, labada haween ayaa lagu eedeeyay inay sameysteen adeegyo aan jirin, waalidiinna lacag ku siiyeen si ay uga qayb qaataan qorshaha la sheegay, kadibna qayb ka mid ah lacagaha loo wareejiyay dibadda.
Waxaa sidoo kale la sheegay in Shamso Ahmed Hassan ay wajihi karto dacwad la xiriirta kala noqoshada jinsiyadda Maraykanka (denaturalization), iyadoo taas lagu saleynayo tilmaamo la xiriira la dagaallanka khiyaanada. Si kastaba ha ahaatee, arrintaas weli waa mid dacwaddeedu socoto.
Labada haweenba waxay maxkamadda ka hor qirteen inaysan wax dambi ah gelin (not guilty), waxaana kiiskoodu weli ku jiraa marxaladda dacwadda.
07/16/2026
Abaha umada gobolka BANAADIR👏.
07/16/2026
Xabsiga ugu adag ee jira ma aha kan derbiyada leh, waa kan maskaxdaada ku dhex jira. Marka aad jebiso xayndaabyada cabsida, shakiga, iyo fikirka badan, waxaad heleysaa xorriyadda dhabta ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
M9R1S8