Adalsom Foundation

Adalsom Foundation

Share

Photos from Adalsom Foundation's post 04/05/2016

Alxamdulilaah alxmadulilaaaah ilaahay ayaa mahadleh u hooriyay nimcadiisa umadisii oomanayd shalay biyo dhaamis ayaa ay ahayd qaylada ugu daran, iyo gaajo baad ay cunaan haysan hay,adda ADALSOM FOUNDATION waxay u mahadnaqasaa allah oo karansiiyay unadiisa inay iscaawiyaan waxaan u mahadnnaqanaa cidkaaksta oo ka qaybqaadatay gurmadk abaaraha ka dhacay dalka gaar ahaan gobolada galbeedka ilaahahay ayaa mahad leh oo nimcadiisa u hooriyay unadiisa oonkii waa laga baxay balse wali baad la,aan ayaa jirta waana jir oo wa wakhtoga gaajadu ugu darantahay ta labaad dadku MA haystaan hoy hagaaagsan oo Ay roobka ka galaan markaa waa lagu dadaala bacaha roobka ee guryahaha gurmadkana ha la sii balaadhiyo

Photos from Adalsom Foundation's post 03/30/2016

Waxa ay hay,adda ADALSOM FOUNDATOON gaadhsiiyay gargaar biyo nadiif iyo baad kooban dadka abaahu ku dhufteen ee deegaanada. Qardhiile Kanda jirjirka sisibta qabuurta seemaal runtii halkaa waxa ka taaagan dhib aad u wayn ilaahay ha inaga dulqaaado waxana halkaa ka dhacday dhimashodii koowaad ee arko shalay anagoo waliba ka qaybgalay aaska marxuumad faadumo oo ku geeriyootay tuulada ruqi lagana jeenay deegaanka qardhiile saacadda ilaahay ayaa dhamaatay balse duruufaha ku habsaday maamada waxy ahayd gajo,baad la,aaneed, caafimad,darro ilaahay ha u naxariisto deeganada aan soo marnay indhahaygana ku aragrnay ee aan qaarna booyadaha biyaha gaynay waxa ka mid ah oolbaki, ruqi, qabuurta, qardhiile, sisibta,xamarta,kaxda, baysaare, seemaal wax gargaar ah oo gaadhayna MA jirto deeganadan baaqayagu wuxu yahay in loo gurmado dadkaasi

Photos 03/05/2016

TACSI TIIRAANYO LEH
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Bahda hay,adda ADALSOM FOUNDATION taxation TACSI TIIRAANYO LEH U dirayaan DAMMAAN EHELADII, ASXAABTII, QARAABADII IYO GAAR AHAAN REER MAXAMED DAAHIR DHAWAL GEERIDA KU TIMI ALLAHA U NAXARISTEE AQOONYAHAN SICIID MAXAMED DAAHIR DHAWAL OO KU geeriyooday HARGEISA. ILaahay naxariistiisa jano haka waraabiyo dhammaanteena samir iyo iimaan ha inaga siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

Photos 02/10/2016

Waa muhiim.inaad soo saarto awooda shacab ee ee gobalkaaga dagmadaada iyi tuuladaada cidna ha u danayn lkn ficil.sameee oo ban-ka soo dhig tirada shacabka.ee gobalkaaga dagmadaada iyo tuuuladaada

Photos from Adalsom Foundation's post 07/09/2015

Hay,ada ADALSOM FOUNDATION waxay diyaar u tahay ilaalinta iyo soo noolaynta hiddaha iyo dhaqanka somaliyeed dhankasta oo ay tahay waana huraan, umada aan dhaqankeeda iyo hidahooda ilaalina waa u mad baaba,a hay,ada ADALSOM foundation waxaa ka go,an sidii loo heli lahaa madxaf wayn oo hiddaha iyo dhaqanka ah oo laga hirgaliyo caasimadda labaad ee dalka ahna caasimadda gobolada galbeedka ee borama hay,addu waxay xoojin doontaa waaaxda farsamada gacan ta iyo sharaxaadaha oo badi samayntoonta agab ka hiddaha iyo dhaqan ka, waxay hay,adu rajanaysaa in uu madxafku noqdo mid umadda afka somaliga ku hadasha ay ku soo hirato insha alah

Photos from Adalsom Foundation's post 07/01/2015

Maamulka iyo xubnaha ha,adda ADALSOM FOUNDATION waxay mahadnaq balaadhan u u soo jeedinaysa dhamaan masuuliyiinta iyo martishafta ka so qayb gashay wax soo saark ay samaysay foundationku sida maayir ku xigeenka caasimada labaad ee dalka boorama mudane. Cumar maxamad jiraaye (ileeye) isku duwaha wasaaradda shaqada Mrs Fardus sh.saciid xasan gudoomiye ku xigeen ururka now madaxda waxbarashada iyo martisharaft ilaahay baa mahad leh

Photos from Adalsom Foundation's post 07/01/2015

Hambalyo. Hambalyo. Hambalyo. Ha,adda ADALSOM FOUNDATIO waxay hambalyo u diraysaa dufcaddii Koowaad ee ka qalinjabisay waxbarashada dadka waa wayn (non formal education) iyo farsamada gacanta. (handcraft) labadan mashruuc oo ay hay,Adu gacanta ku. Hayso ayaa ardaydan qalinjabisay waxay waxbarashadu u dhamaatay maanta taariikhtu tahay 1/7/2015 ,hay,addu waxay ballan qaadaysaa insha alah in aanay dufcadan noqon tiii ugu dambaysay balse ay tahay tii ugu horaysay waxqabad ka hay,adda ADALSOM FOUNSATION kuma Koobna qaybahan waxa kale oo jira mashaariic foundationku ku fuliyo sida horumarinta beeraha, ilaalinta deegaanka iyo mashaariic kale oo hay,adu soo waddo Bilaha soo socda wa bilaahi tawfiiq

Want your business to be the top-listed Furniture Store in Edmonton?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

10418 172 Avenue
Edmonton, AB
1 780-242-1706